Somali
stringlengths 9
500
| emotion
stringclasses 7
values |
|---|---|
Baafin: Xaguu ku danbeeyey Afhayeenkii Madaxweyne Siilaanyo?
|
neutral
|
Ma laha fir-fircoonida lagu yaqaan caruurta ee ciyaarta badan, qosolka iyo farxadda ay ka helaan waxyaabaha lagu ciyaaro.
|
disgust
|
Hey'adda ayaa u digeyso baabuurleyda wali ku socdo taayeerada xiliga xagaaga, kuwaas oo aan wali u badalan taayeerada xiliga qaboobaha.
|
neutral
|
Comments on: Laba Wasiir oo maanta su'aalo adag kala kulmay Baarlamanka
|
neutral
|
Previous article Wararkii ugu dambeeyay ee Donnarumma oo ay kooxo kala duwani doonayaan!
|
joy
|
dhici jirin in mashaariic wax ku ooli oo sidaanu ugu talo galay u
|
neutral
|
Hablaha Soomaaliyeed Iyo Sidey Iskaga Illaalin Karaan Sirta Qarsoon Ee Aay Isticmaalaan Ragga Soomaaliyeed...
|
fear
|
"Taasi waa run," ayeey haweeneeydii tidhi.
|
neutral
|
Loo shaqeeyaha khasab kuma aha inuu fasaxa kuu siiyo dhimashada qofka qoyskaaga ka tirsan, laakiin waxaa laga yaabaa in loo shaqeeyuhu kuu ogolaado in aad fasax u qaado "fasaxa geerida."
|
neutral
|
t roof waa n.
|
neutral
|
Daawo Muuqalka"Xildhibaan Rayte Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Dhex Muuqdey Kana Hadley Arimo Xasaasi Ah
|
neutral
|
From daqiiqado, halkaas oo aan rabay in aan ka hadlaan nafteyda markaan wajahay caqabado ama daqiiqado, halkaas oo aan rabay in aan ku biiro wadahadalka saaxiibtinimo, Waxaan u xiisooday awood ay ku hadlaan Ingiriisi.
|
joy
|
daba geeyay meelo lagu magco daray niman reer miyi ahaan jiray oo gabayaada Somali
|
neutral
|
Kala duwanaanta hadba inta fogaan ay sanadka gudihiisa qorraxdu ka korreyso aduunka.
|
neutral
|
Sidoo kale waxaan maqlay in Soomaali farabadan ay ka baxeen markii ay ka waayeen faa'iidadii ay ka filayeen.
|
neutral
|
"Hadii ay weerar ku qaadaan Liverpool taas oo ay samaynayaan waayo iyaga ayuu cadaadis saaran yahay maxaa yeelay waa hogaamiyayaasha horyaalka sidaa darteed waxa aan aaminsanahay in ay Liverpool Badin doonto"ayuu hadalkiisa ku soo xiray.
|
neutral
|
Googaradu hoosta miyay ka fagantay mise anigaa mooday?!
|
neutral
|
Sida kor ku xusan, dhimashada Lisa iyo Helen ma ahaayeen shil.
|
neutral
|
Shuruudaha iyo xaaladaha dhigeeysa bonus Starburst
|
neutral
|
Sawirka kore wuxuu muujinayaa mashiinka dheelitirka jilicsan ee jilicsan.
|
neutral
|
Ardeyga ayaa siiyay natiijo ka dib markii uu saxay qaladaadkii asiga uga muuqday warqadda.
|
disgust
|
Waxaa maanta dalkeena ku xeeran duruufo adadag oo ay ka kow tahay arrinta nabadgelyada oo u baahan in ay wax walba ka horeyso.
|
neutral
|
Saas darteed, waxaan umalaynaa in ay tahay waqtigii aan isku tashan lahayn ,si aynu wax isaga celino weerarka iyo aflagaadada inagu socota.
|
neutral
|
Oo waagaas ayaa aad uga soo qabto hubka sida guriga.
|
joy
|
Wasiirkii oo isyidhi dadka indhaha caad u mari ayaa warbaahinta ka sheegay inuu lacagtii halkii loogu dhiibey geeyey.
|
neutral
|
Ninkaan lagu arkay astaamaha Feyruskaan ayaa waxa uu kasoo laabtay fasax uu ku aaday gobolka Wuhun, ee dalka Shiinaha
|
joy
|
Madaxweynaha oo Xuquuqdii Aasaasiga ahayd ee Nolosha Aadmiga Albaabada isugu ...
|
neutral
|
Raiisal Wasaaraha Dawlada Xamar Oo Xilalkii Ka Qaaday Wasiiro Ay Kujiraan Yuusuf Garaad Iyo Cabdi Saciid Faarax (Juxa)
|
disgust
|
Ku iibi Tether Kaarka Hadiyadda Whole Foods Market
|
neutral
|
Nin marqaansan oo Tuug Gurigiisa soo galay maxaa dhacay hee Daawo
|
sadness
|
Reerkan gabadhan ayaa ka badbaaday.
|
neutral
|
Maalintaa wixii ka danbeeyey waxa aan goostay in aan safarro ku maro meelaha miyiga ah iyo magaalooyinka ba aniga oo u fiirsanaya xaaladaha arrimaha bulshada ee ka jira."
|
neutral
|
mid kasta oo qurbaankooda ah, xataa qurbaankooda kasta ee hadhuudhka
|
neutral
|
Booliska London oo xiray dad lagu eedeeyay midab-takoorkii cayaartooyda madowga ah
|
neutral
|
Xil Haddii Laguu Dhiibo Oo , Lagu Xurmaynaayo
|
fear
|
Home Wararka SAWIR: Muxuu Arsene Wenger Sameeyey Oo Muujineysa In Uusan Waligii Ilaawi Doonin...
|
neutral
|
Kim iyo Kanye aya hada u eg dad qalbiyada is weydaarsaday balse lama oga sidey gadaal ka noqon doonaan.
|
surprise
|
Sowtaan heshiis ahayn
|
neutral
|
"Waxaa caddeyd in dadka aysan markaas haysan dhiig lagu shubo, ama kayd dhiig.
|
neutral
|
Dumarka ayaa ah kuw inta badan u nugul dhibaatooyinka ay ka dhaxlaan jaceylka xa
|
sadness
|
CHP Gürer: "Goorma ayay Wasaaradda Gaadiidku gaari doonaan Niigde?"
|
surprise
|
Tilmaamahaas ay leedahay darteed ayaa aadamigu qudhiisa uu mudnaan siiyey cunsurkan.
|
neutral
|
Cunto karis - badeecad ah mid ka mid ah quudinta ugu qiimaha badan ee loo isticmaalo aag gaar ah ee beeraha.
|
joy
|
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xzamar ku soo gabogabeeyey Shirka Wadata... ""
|
neutral
|
Sawirro: Guddoomiye Yariisow oo arkay wado uusan damac ka gelin Thaabit maanta dhagax dhigay
|
sadness
|
Howlagalka oo si weyn loogu guulaystay ayaa gabi ahaan lasoo afjaray saacad ka hor, waxay Ciidamadi qabteen Khamri faro badan iyo Dadkii ka ganacsanayay.
|
neutral
|
Dhacdadaan ayaa cabsi ku abuurtay dadka shacabka ee kunool Xaafadda Suuqa xirka dheere ee degmada Kaaran.
|
fear
|
Ladaneyidman kan yaa kaa wacday dhuumasho aya ugu socotaa wa lagu ogyahay inaa ka niikisop lee usocotaa.
|
surprise
|
Stranger: no waaay
|
neutral
|
ku soo dhex tuureen, waxaana la daawadsiiyey ragii kale, si ay ugu cibro
|
anger
|
Waxa sido kale kufsi aad u baahsan lagula kacay gabdho da'yar oo kamid ah dadkan xabisyada kujira oo tiradooda gaadhayso boqolaal.
|
neutral
|
Comments on: Golaha Shacabka: Yaa Wado Mooshinka Ka Dhanka Ah Imaaraadka Carabta?
|
neutral
|
Gabadhan oo ka waramaysa arrin arrin naxdlin leh oo ay kala kulantay arrin naxdin leh
|
joy
|
Dadka u fikiraya sidaa aynu kor ku soo sheegnay, waxay si qaldan u fahmi karaan qadiyadda Somaliland.
|
neutral
|
Sida hawada la neefsado nooluhu ugu baahan yahay baa siyaasigu codka iyo taageerada bulshada ugu baahan yahay.
|
neutral
|
Tujh se ab kya karein wafa kii
|
sadness
|
Socotada Shiinaha ayaa diyaar u ah oo ka walaacsan inay mar kale duulaan
|
neutral
|
Mudane raisulwasaare, haddii aad saas yeesho waxaad ka badbaadeysaa eedeymaha labada dhinac amaba seddexda dhinac kaaga imaanaaaya, waxeyna billow fiican u noqon doontaa, qaababka loo soo xulaayo dowladaha kaa danbeyn doona.
|
neutral
|
Sidee ayuuse cagihiisa ugu taagnaan karaa?
|
anger
|
Madaxweyne Biixi Maxuu Ka Yidhi In Uu Mar Labaad Is Sharaxayo?
|
neutral
|
Wuxuu aaminsanyahay in go'aamada Biden ayba sabab u yihiin waxa dhacaya hadda.
|
neutral
|
"Waxaa la joogaa waqtigii go'aanno la gaari lahaa, waxaana isku dayayaa inaan ka caawiyo Mario inuu qaab ciyaareedkiisa dib u helo, waana arki doonaa waxa dhaca." ayuu hadalkiisa ku soo xiray macallinka reer Jarmal.
|
neutral
|
Waxaa la arkayay Ra'iisul Wasaaraha iyo madaxweynaha Jubaland oo wada cabaya biyaha qumbaha.
|
disgust
|
Madaxwayne Barrow ayaa wali ku sugan dalka ay dariska yihiin ee Senegal mana cadda wakhtiga uu soo laaban doono.
|
neutral
|
Faallooyinka: Madaxwaynihii hore Baraaziil Lula da Silva oo xabsi la dhigay
|
neutral
|
Falastiniyiinta Ayaa Sheegay In Bariga Magaalada Qudus Ay Tahay Caasimadadooda.
|
neutral
|
Falastiniyiinta ayaa sheegay in bariga magaalada Qudus ay tahay caasimadadooda.
|
neutral
|
Kulankan dhex maray madaxweynaha Somaliland iyo weftiga, waxa lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid yihiin:-
|
neutral
|
Koraaya geedkaani waa dhacdo dhab ah xitaa bannaanka u khibrad leh.
|
disgust
|
Dumar been waa lagu soo xero geliyaa runa waa lagu dhaqaa.
|
disgust
|
Waxaanay tidhi;
|
neutral
|
Waxaan innaga laftayadu isweyddiiyaa maxaynu dhakada sare ee buurta u fananaa?
|
neutral
|
Waxaan innaga laftayadu isweyddiiyaa maxaynu dhakada sare ee buurta u fananaa?
|
neutral
|
Waxaa uu sheegay in ay jiraan shakhsiyaad doonaya inuu is casilo si ay u dabaal degaan.
|
neutral
|
Dad damiir leheen markaan arkay.
|
neutral
|
Dagaalka ayaa wuxuu bilowday xalay saqdii dhexe waxaana uu ka danbeeyay ka dib markii ciidamo loo malaynayo in ay ka socdaan wadanka Faransiiska ay weerar ku qaadeen halkaasi.
|
neutral
|
Laakiin laacibka ayaa beeniyay wararkaas, wuxuuna sheegay inuu leeyahay hami intaas ka sii badan oo ku aadan kubadda cagta.
|
disgust
|
DAAWO: Adna Aadan oo ka Hadashay Haweenay ka shaqaysa Dhakhtarkeeda oo sheegtay in Kaniisad la furay
|
disgust
|
Ximin Iyo Xeeb Oo Mar Kale Codsatay In Shirka Maamul Samaynta Gobolada Dhexe Lagu Qabto Cadaado
|
neutral
|
Wariyaha: wali Cilaaqo ayaa idin ka dhaxeysa iyaga?, mar dhow Teleefanka ma kula xiriirtey?
|
neutral
|
Gobolkaasna ma jirto cid ama awood ku haysata Mareykanka.
|
neutral
|
Hay'adda CPJ ee u dooda xuquuqda wariyeyaasha ayaa ugu baaqday booliiska Kenya inay ilaaliyaan xuquuqda warbaahinta,
|
neutral
|
Dayactir iyo dib u dhisid ayaa saaka lagu bilaabay isgoyska Zoobe oo ahayd halkii masiibadu ka dhacday.
|
fear
|
Akaadamiga Xayd Oo Lagu Barto Luuqada Ingiriisiga Oo Maanta Dufcaddii ugu...
|
neutral
|
Kulanka Baarlamaanka Maanta ayaa ah kii Saddexaad oo ay yeeshaan Xildhibaanada Cusub.
|
neutral
|
Waxay sheegeen in ay ka cabanayaan xirnaasha wadooyinkii ay ku shaqeysan lahaayeen, taas oo jirtana waxa ay ka cabanayaan canshuur joogto ah.
|
disgust
|
Intaas ka dib, sida aad la socoteenba waxaa inoo dhamaatay sheekadii taxanaha ahayd ee 'Hir-jacayl' ee qoraageedu ahaa Cabdiraxmaan Geesdiir Maano.
|
neutral
|
Marka ku raaxaysta sida dagaalyahaniinta geesiyiinta ah ee beesha (Sacad) ay u xasuuqeen maxaysatada gunta habar-majeerteen iyo adoomadooda.
|
disgust
|
Kana qayb qaadan kara gurmad waliba oo dadkaan lagaarsiinayo.
|
neutral
|
Kkkk dolo Sxb waad ika qosliday,
|
joy
|
Khubarada caafimaadku way faraxsan yihiin, balse wali way feejiganyihiin.
|
fear
|
Shirka maanta ka furmay amagaalda Muqdisho ayaa socon doona mudo saddex maalmood ah.
|
sadness
|
Wuxuu shacabka tusay qorshe-siyaasaddeed ay ka dhex arki karaan rabitaankooda.
|
neutral
|
Islaantii Afyar Hoorri ayaa hadallo ka soo daba tuurtay, waxay tidhi:-
|
neutral
|
Home " galmada " Muuqaal soo jiidasho leh hadaad wax jeclaatay ebid
|
sadness
|
Marka hore anigu ma jecli in uu dagaal dhexmaro puntlaan iyo soomaalilaan.
|
disgust
|
oo balea;)
|
neutral
|
Riix halkaan daawo qaabka galmada cusub hot
|
neutral
|
Rasaas goosgoos ah ayaa qaraxa ka dambeysey waxaase xaalada sii murjiyey markii uu qarxay gaari labaad intii lagu mashquulsanaa gurmadka dadkii ku waxyeeloobey qaraxa.
|
sadness
|
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Socdaal Ku Soo Maray Deegaamo ka Ka Tirsan Gobolka Oodweyne
|
neutral
|
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.